Wax Ka Ogoow Bloga Ugu Casrisan
Dunida Technology-yada !
Bloga Ugu Casrisan Dunida Technology-yada !
Foof School Mareege Wax Badan Ka badali doono Dhalinta Somalida Gaar Ahan Dhinaca Technology-yada!

Ku Soo Dhawoow Foof School,
Waa Mareeg Casri ah oo Diiradda Saarta Faafinta Xogta La Xiriirta Tiknoolajiyadda, Multimedia, iyo Horumarka Dunida Digital-ka.
Ujeedadeennu Waa inaanu Akhristayaashayada Siino Macluumaad Sax ah, Xiiso leh, Una sahlan in la Fahmo – Si ay ula Socdaan isbeddelada Degdegga Ah ee ka socda Adduunkan Ku Dhisan Tiknoolajiyadda.
Waxaan daabacnaa Maqaalada la Xiriira:
• Tiknoolajiyadda cusub (mobile, computer, AI iwm)
• Multimedia (diiwaangelinta codka & muuqaalka, Software-yada tafatirka, iwm)
• Tilmaamo iyo Talooyin Faa’iido Leh
• Wararka ugu Dambeya ee Dunida tech-ga
Food School Waxaa loo Aas-aasay in lagu Xoojiyo Aqoonta dadka Soomaaliyeed ee daneynaya Tignoolajiyadda, iyadoo loo marayo Af-soomaali fudud oo la fahmi karo.
Hadaba Haddii aad jeceshahay inaad la Socoto Horumarka Tignoolajiyadda iyo Multimedia, Hadaba Foof School waa boggaaga Ee Ha-Mogaan !